Magaaladii uu kasoo bilowday Caronavirus oo xayiraada laga qaaday (Daawo Sawirada)

Magaalada Wuhan uu kasoo bilowday cudurka dunida sida weyn ugu faafay ee Caronavirus ayaa si rasmi ah xiyaarada looga qaaday xili inta badan wadamada caalamka ay xayiraad kusoo rogeen dadkooda si ay uga hortagaan in cudurka ku faafo. Kumanaan dad ah oo ku go’doonsanaa magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa saakay bilaabay in ay banaanka … Continue reading Magaaladii uu kasoo bilowday Caronavirus oo xayiraada laga qaaday (Daawo Sawirada)